so

Is-diiwaangelin

CollegeBound Saint Paul waxay u tahay balanqaad qoysaska Saint Paul

Waxaa jira siyaabo badan oo ilmaha loogu qori karo CollegeBound Saint Paul.

Waxaa ilmaha laga diiwaangelin karaa intarnetka ka dib markay dhashaan ama waxaa si toos ah loo diiwaangelin karaa haddii diiwaankooda dhalashada laga dhigo mid aan qarsooneyn.

Si ilmaha loogu qoro CollegeBound Saint Paul, waa in ay dhashaan 1-da Jannaayo, 2020 ama ka dib, dabadeedna waa in ay buuxiyaan shuruudaha soo socda:

  • Waa in ay ku ku dhashaan Saint Paul AMA
  • Waa in ay soo dagaan Saint Paul intaysan lix sano gaarin ka hor

Waxaa ilmaha loo tixgalinayaa in uu deggen yahay Saint Paul marka ay Saint Paul deegaan u tahay ugu yaraan mid ka mid ah waalidka ilmaha, masuulka u sharciyeysan, ama qofka kale oo korinaya.

Haddii ay qoys filayaan in uu u dhasho ilmo uur lagu sido, kol hore ayey u sii  diiwaangelin karaan CollegeBound Saint Paul. Diiwaan-gelinta hore ee ilmaha macnaheedu ma aha in barnaamijkii sidaas lagu qoray. Waxaan ku xasuusin doonnaa in aad qorto ilmaha marka ay dhasheen.

Ka dib marka la isku qoro CollegeBound Saint Paul, waxaa dadka guryahooda loogu soo diraa waraaqo soo-dhaweyn ah oo ay ka helayaan macluumaadka  la isugu diiwaan geliyo Kadinka Intarnetka Koontada ee lacagta waxbarashada.  Waxaad fiirin kartaa lacagta ku jirta koontada ilmahaaga, lacagta aad geliso iyo waxyaabo badan.

Wax su’aalo ah?

Su'aalaha Inta Badan La Is-weydiiyo

Diiwaangelinta marka uu ilmuhu dhalanayo

Carruurta diiwaankooda dhalashada lagu arki karo liiska dadka magaalada si toos ah ayaa loogu qorayaa CollegeBound Saint Paul.

Markay ilmo dhashaan oo loo buuxinayo foomka dhalashada “Haa” uga jawaab su’aasha ah: ‘Ma rabtaa inay dadweynuhu arkaan dhalashada ilmahaaga

Haddii aadan rabin in la arko dhalashada ilmahaaga, waa wax caadi ah! Mar hore ayaad sii diiwaan gelin kartaa ilmahaaga.

Miyaad Ogeyd?

Carruuraha ay qoysaskoodu yihiin kuwa dakhligoodu yahay danyar ama dhexdhexaad ee leh koontada lacagta kuleejka oo ay ugu jirto inta u dhaxeysa $1 ilaa $500:

Is-diiwaangelin ah intarnetka

Marka ilmahaagu dhasho, waxaad ku qori kartaa CollegeBound Saint Paul adigoo buuxinaya foomka is-diiwaangelinta ee intarnetka.

Waxa keliya ee aad u baahan tahay waa inaad qorto ilmahaaga maanta:

  • Adigoo bixinaya macluumaadka ilmaha
  • Macluumaadka waalidka/masuulka koowaad iyo/ama macluumaadka waalidka/masuulka labaad
Is-diiwaangelin

Kol hore in la isu diiwaan geliyo CollegeBound Saint Paul

Markaad kol hore sii diiwaangeliso ilmahaaga, waxaan ku soo xasuusineynaa in aad ku qorto barnaamijka marka ilmuhu dhasho. Diiwaangelinta hore waxa keliya ee aad u baahan tahay waa:

• Magacaaga
Taleefan iyo/ama cinwaanka boostada intarnetka
Qiyaasta taariikhda dhalashada ilmahaaga

Markaad kol hore sii qorto ilmaha kuu dhalan doona,  marka ilmuhu dhasho ayaa lagu soo xusuusinayaa si aad uga diiwaangeliso CollegeBound Saint Paul.” 

Waxa uu ilmahaagu xaq u yeelan doonaa:

Koontada lacagta kuleejka oo ay ugu jirto $50 oo Magaalada uga timid
Hadyad ahaan si loogu caawiyo lacagta keydinta inay u badato
Fursadaha carruurnimada hore
Macluumaad ah kaabeyaal dhaqaale oo loo hayo qoyska oo dhan

Diiwaan-gelinta hore

Faa’iidooyinka Qoyska ee Koontada Keydinta Lacagta Kuleejka

Waxay kor u qaaddaa rajooyinka waalidka ee waxbarashada carruurtooda

Waxay kobcineysaa horumarka bulshada iyo shucuurta

Waxay wanaajineysaa maskaxda hooyada umusha ah

Source: Beverly, S., Clancy, M. & Sherraden, M. Universal Accounts at Birth: Results from SEED for Oklahoma Kids (St. Louis, MO: Center for Social Development, Washington University in St. Louis, 2016).

Su’aalo?

Su’aalaha La Is-weydiiyo Inta Badan ee
Privacy Settings
We use cookies to enhance your experience while using our website. If you are using our Services via a browser you can restrict, block or remove cookies through your web browser settings. We also use content and scripts from third parties that may use tracking technologies. You can selectively provide your consent below to allow such third party embeds. For complete information about the cookies we use, data we collect and how we process them, please check our Privacy Policy
Youtube
Consent to display content from - Youtube
Vimeo
Consent to display content from - Vimeo
Google Maps
Consent to display content from - Google
Spotify
Consent to display content from - Spotify
Sound Cloud
Consent to display content from - Sound
CollegeBound Saint Paul