so
KUWA KALA DUWAN

Waxaan ku dareynaa ilma kasta oo dhashay 1-da Jannaayo iyo wixii ka dambeeyey, habka ay ku heli doonaan tacliin sare iyo tababar shaqo iyadoo loo furayo koonto lacag-keydin oo u gaar ah.

Kadinka Intarnetka ee Lacag-keydsiga

CollegeBound Saint Paul waa mashruucii ugu horreeyay noociisa magaalada oo dhan oo waa lacag in loo sii dhigto kuleejka si qoysaska loogu bilaabo aasaas adag oo lagu maalgelin doono waxbarashada iyo mustaqbalka  carruurtooda. Qoysasku waxa ay ku deeqi karaan lacag dheeraad ah iyaga oo la soconaya koontada lacag-keydinta kuleejka ee la hiigsanayo inta ilmuhu soo korayo.

Bilaabidda lacag-keydinta iyo qorsheynta fursadaha waxbarasho ee carruurta waa wax ku adkaan kara qoysaska, sababtaas ayaa bulshada isu keentay in ay sameeyaan barnaamijka CollegeBound Saint Paul si qoysaska loogu caawiyo lacag-keydinta iyo qorsheynta danaha ilmahooda yaryar. Bilaabidda in la sameeyo lacag-keydinta iyo qorsheynta waxbarashada ilmaha ee hadda ayaa keeni karta is-beddel weyn marka ilmuhu bilaabayo kuleejka.

CollegeBound Saint Paul waxaa loo sameeyey looguna tala galay bulshada si loogu caawiyo qoysaska in ay ilmahooda u helaan fursado waxbarasho oo ka dambeeya dugsiga sare. Bilaabidda in la sameeyo lacag-keydinta iyo qorsheynta waxbarashada ilmaha ee hadda ayaa keeni karta is-beddel weyn marka ilmuhu bilaabayo kuleejka.

Akhriso faahfaahin
Isqorid
Maantaba ku qor ilmahaaga
AKHRISO FAAHFAAHIN
Faahfaahin
Akhriso faahfaahinta barnaamijka oo badan
AKHRISO FAAHFAAHIN
Nala Shaqee
Bulshadaada ku caawi in ay xoogeysato
AKHRISO FAAHFAAHIN
RUKUMO FARRIIMAHA CINWAANKA BOOSTADA INTARNETKA

Hoos ku qor cinwaankaaga boostada intarnetka si laguugu soo diro farriimaha CollegeBound


Dirista cinwaankaaga boostada intarnetka ka dib waxaa laguu sii gudbin doonaa barta intarnetka ee Magaalada Saint Paul.

Privacy Settings
We use cookies to enhance your experience while using our website. If you are using our Services via a browser you can restrict, block or remove cookies through your web browser settings. We also use content and scripts from third parties that may use tracking technologies. You can selectively provide your consent below to allow such third party embeds. For complete information about the cookies we use, data we collect and how we process them, please check our Privacy Policy
Youtube
Consent to display content from - Youtube
Vimeo
Consent to display content from - Vimeo
Google Maps
Consent to display content from - Google
Spotify
Consent to display content from - Spotify
Sound Cloud
Consent to display content from - Sound
CollegeBound Saint Paul