Bilaabidda lacag-keydinta iyo qorsheynta fursadaha waxbarasho ee carruurta waa wax ku adkaan kara qoysaska, sababtaas ayaa bulshada isu keentay in ay sameeyaan barnaamijka CollegeBound Saint Paul si qoysaska loogu caawiyo lacag-keydinta iyo qorsheynta danaha ilmahooda yaryar. Bilaabidda in la sameeyo lacag-keydinta iyo qorsheynta waxbarashada ilmaha ee hadda ayaa keeni karta is-beddel weyn marka ilmuhu bilaabayo kuleejka.
CollegeBound Saint Paul waxaa loo sameeyey looguna tala galay bulshada si loogu caawiyo qoysaska in ay ilmahooda u helaan fursado waxbarasho oo ka dambeeya dugsiga sare. Bilaabidda in la sameeyo lacag-keydinta iyo qorsheynta waxbarashada ilmaha ee hadda ayaa keeni karta is-beddel weyn marka ilmuhu bilaabayo kuleejka.